FOR FAIRNESS, BALANCE AND ACCURACY IN NEWS REPORTING GO TO GedoOnline.com. Click here to Post A Job GedoOnline.com: SOMALIA'S MOST TRUSTED NEWS SOURCE

Latest News

Duqaymo iyo dagaalo hareeyay Muqdisho.

Duqaymo iyo dagaalo hareeyay Muqdisho. »

Muqdisho-(GMN) Inka Badan 10-qofood ayaa ku geeriyootay 20-kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeyn xoogan oo maanta loo geystay Xaafad Ka tirsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.   Madaafiic ka badan 20-madfac ayaa waxaa lagu garaacay Xaafadda Arjantiin...

July 5 2009 / No comment / Read More »
Dowladda Maraykanka Oo Ethopia Ugu Digtay in Ciidamadeeda Gudaha Soomaalia galiso,amar la,aan.

Dowladda Maraykanka Oo Ethopia Ugu Digtay in Ciidamadeeda Gudaha Soomaalia galiso,amar la,aan. »

USA-(GMN) Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha dibadda ee Africa ee Maraykanka ayaa sheegay in dowladda Maraykanku ay Ethiopia ku boorinayso in aanay faragalin Soomaaliya Sababtana waxaa uu ku sheegay in arintaasi ay ka soo horjeedo danaha labada...

July 5 2009 / No comment / Read More »
Xuseen Fareey Oo Ku Gacan sayray Xilka Qaadis Dhawaan Lagu Sameeyay Xili Uu Gaaray Doolow

Xuseen Fareey Oo Ku Gacan sayray Xilka Qaadis Dhawaan Lagu Sameeyay Xili Uu Gaaray Doolow »

B/Xaawo-(GMN) Xuseen Sh cabdi Ismaaciil gudoomiyihii gobolkan Gedo ee dawlada FKG ah ee soomaaliya oo ku sugan degmada Dooloow ee G/GEDO ayaa ku gacansayray shaqo ka iryis uu dhawaan ku sameeyay ku xigeenkiisii.   Xuseen Fareey ayaa...

July 5 2009 / No comment / Read More »
Hargabka Doofaarka (H1N1 Flu) oo Kaabiga ku Haya Dalka Soomaaliya:

Hargabka Doofaarka (H1N1 Flu) oo Kaabiga ku Haya Dalka Soomaaliya: »

USA-(GMN) Hargabka sida ba’an u faafa ee loo yaqaan H1N1 ayaa kaabiga ku haya dalka Soomaaliya.  Fayraskan oo ka soo bilowday dalka Meksiko (Mexico) ayaa ku faafay dalal badan oo caalamka ka mid ah oo...

July 5 2009 / 2 comments / Read More »

Keydka Wararka

Wararka

Saraakiil iyo Ciidan Gaaraya ilaa 140-oo hoos tagi jiray Maamulka maxkamadaha oo kubiiray xizul.islam. »

Saraakiil iyo Ciidan Gaaraya ilaa 140-oo hoos tagi jiray Maamulka maxkamadaha oo kubiiray xizul.islam.

Hiiraan-(GMN) Sheekh C/naasir Jaliil Axmed oo ahaa taliyihii Dhinaca tababarka Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga gobolka Hiiraan oo isaga iyo ciidan gaaraya kudhawaad 150-qofood ayaa waxaa...

Jul 5 2009 / No comment / Read More »

Gudoomiyaha Jaaliyada Reer SADE Ee Somaliland Iyo Xubno Kale Oo Ay Waxbarasho Ugu Soo Idlaatay Hargeysa(Sawiro) »

Gudoomiyaha Jaaliyada Reer SADE Ee Somaliland Iyo Xubno Kale Oo Ay Waxbarasho Ugu Soo Idlaatay Hargeysa(Sawiro)

Hargeysa-(GMN) Kaddib sano badan oo dadaal dheeraad ah ayaa xubno uu kamid yahay Gudoomiyaha Jaaliyada Beesha SADE ee Somaliland Dr Khadar Cabdullaahi Cali (...

Jul 5 2009 / No comment / Read More »

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Jaamaca Muqdisho Oo Dadka Ugu Bishaaraynaysa. »

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis Jaamaca Muqdisho Oo Dadka Ugu Bishaaraynaysa.

Ogaysii-(GMN) Jaamacadda Muqdisho oo looga bartay waxbarasho tayeysan, kuna qaabeysan halbeegga casriga ah ee tacliinta sare, lehna aqoonsi caalami ah, kana mid ah 40-ka...

Jul 5 2009 / No comment / Read More »

Shirkada Telesom Borama oo soo bandhigay adeega cusub ee Zaad.(SAWIRO) »

Shirkada Telesom Borama oo soo bandhigay adeega cusub ee Zaad.(SAWIRO)

Borama-(GMN) Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Somaliland ayaa maanta ka hir-galisay gobolka Awdal caasimadiisa Borama adeega cusub ee Zaad Services.   Xaflad lagu furayay adeega shacabka gobalka Awdalna...

Jul 5 2009 / No comment / Read More »

Ciyaar aad u xiiso badan oo galabta dhexmartay xulalka Caabudwaaq iyo Galkacayo.(Sawiro) »

Ciyaar aad u xiiso badan oo galabta dhexmartay xulalka Caabudwaaq iyo Galkacayo.(Sawiro)

Caabudwaaq-(GMN) Ciyaar aad u xiiso badan ayaa galabta ka dhacday garoonka kubada cagta ee degmada Caabudwaaq.taasi oo dhexmartay xulalka degmada Caabudwaaq iyo xulka degmada...

Jul 5 2009 / No comment / Read More »

Jihaadka Soomaaliya Ma Fahanteen.???????? »

Jihaadka Soomaaliya Ma Fahanteen.????????

Maqaal-(GMN) Jihaad waxaa weeye kalmad af carabi ah oo micneeha luuqiga ah uu yahay halgan  micneheeda diiniga ahna uu yahay halgan in loo galo...

Jul 4 2009 / No comment / Read More »

Qoyskii Ugu Timaha Badnaa Caalamka(Dhagayso) »

Qoyskii Ugu Timaha Badnaa Caalamka(Dhagayso)

Radio Luuliyo- Qoys ka soo jeeda dalka Mexico ayaa noqday kuwii ugu timada iyo xaada badnaa caalamka, ayagoo galay diiwaanka wax-yaabaha la yaabka leh...

Jul 4 2009 / No comment / Read More »

English News

At least 23 Somalis killed in latest clash. »

At least 23 Somalis killed in latest clash.

(Reuters) At least 23 Somalis, mostly civilians, were killed and more than fifty wounded in Mogadishu on Saturday in the latest clash between government troops and insurgents, medics said. “As of now, I can tell you that 23 died and more then fifty injuries were...

Jul 5 2009 / No comment / Read More »

‘Fighter influx’ for Somali group »

‘Fighter influx’ for Somali group

BBC- An Islamist commander in Somalia has told the BBC there has been an influx of fighters from overseas joining their battle against the interim government. The al-Shabab militant leader, who spoke on condition of anonymity, said several hundred foreigners had joined their militia, many...

Jul 3 2009 / No comment / Read More »

Somali crisis not far for Clarkston »

Somali crisis not far for Clarkston

(AJC) Who cares about Somalia? It’s a troubled country far away in East Africa. What does last month’s deadly suicide bombing have to do with Atlanta? Perhaps you think piracy off the Aden coast is simply a global political and economic matter, not a personal one...

Jul 3 2009 / No comment / Read More »

Fighting rages in Somalia, AU may strengthen force »

Fighting rages in Somalia, AU may strengthen force

Reuters-Heavy fighting in the Somali capital killed at least 20 people on Thursday, the second day of fierce clashes as government forces tried to drive hardline Islamists out of their Mogadishu bases. Al Qaeda-linked fighters in Somalia’s al Shabaab rebel group are battling to oust President...

Jul 3 2009 / No comment / Read More »

US job losses worse than expected »

US job losses worse than expected

The number of jobs lost in the US last month came in at 467,000, which was much more than had been expected. The jobless rate rose to 9.5% in June, from 9.4% in May, as the US economy continued to struggle. Since the start of...

Jul 2 2009 / No comment / Read More »

Mystery surrounds Michael Jackson’s sudden death »

Mystery surrounds Michael Jackson’s sudden death

Reuters, Jun 26, 2009: One day after Michael Jackson’s sudden death, speculation was already turning to what killed the 50-year-old “King of Pop” just weeks before a long-awaited series of comeback concerts. A family attorney said on Friday he had been concerned that Jackson’s use of...

Jun 26 2009 / No comment / Read More »

Faalada

Nasiibdarada Calanka Damiirlaaweyaasha. »

Nasiibdarada Calanka Damiirlaaweyaasha.By-C/Naasir J. Waandaa: Maanta oo taariikhdu ahayd 07/01/2009 ahaydna 49 guuridii kasoo wareegtay xiligii wadankii Soomaaliya ka xoroobay cadawyada soo jireenka ahaa ee diimeed ayaa ahayd...

Jul 2 2009 / No comment / Read More »

Soomaaliya: Dhar-dhaarada caddaalada halla simo si loo gaaro nabad waarta! »

Soomaaliya: Dhar-dhaarada caddaalada halla simo si loo gaaro nabad waarta!USA-(GMN) Hor-dhac: Soomaalidu waxay waligeedba ahayd dad nin walbaa geedkuu gaaro ka goosta xabagta, kii gaari waayana fardo isla jiiraan oo qaata dagada!. Hogaamiyana ka...

Jul 2 2009 / No comment / Read More »

Maxay Tahay Sirta Qarsoon Ee Degmada Caabudwaaq ,Waligaa Ma Cuntay Moos Ka Baxay Deg Caabudwaaq?Daawo (Sawiro) »

Maxay Tahay Sirta Qarsoon Ee Degmada Caabudwaaq ,Waligaa Ma Cuntay Moos Ka Baxay Deg Caabudwaaq?Daawo (Sawiro)Caabudwaaq-(GMN) Inkastoo dadka soomaalida ah aysan badi rumeysnayn qeyraadka iyo awood muruq-maal ee uu Alle ku manaystay ayaa misana waxaa dalka hooyo ee soomaaliya uu...

Jul 1 2009 / 7 comments / Read More »

Kooxaha Islaamiyiinta Hubaysan ee Soomaaliya waa iimaan Laaweyaal! »

Kooxaha Islaamiyiinta Hubaysan ee Soomaaliya waa iimaan Laaweyaal!USA-(GMN) Beryahan dambe dalka Soomaaliya waxa ka taabbo galay kooxo u nasab sheegta diinta Islaamka oo wada hubaysan. Al-Shabaab, Ahlu Sunna, Xisbul Islaam, Al-Islaax, Al-Salafiyah...

Jun 30 2009 / 3 comments / Read More »
Advertisement

Sports

Ciyaar aad u xiiso badan oo galabta dhexmartay xulalka Caabudwaaq iyo Galkacayo.(Sawiro)

Ciyaar aad u xiiso badan oo galabta dhexmartay xulalka Caabudwaaq iyo Galkacayo.(Sawiro)

Caabudwaaq-(GMN) Ciyaar aad u xiiso badan ayaa galabta ka dhacday garoonka kubada cagta ee degmada Caabudwaaq.taasi oo dhexmartay xulalka degmada Caabudwaaq iyo xulka degmada Galkacyo taasi oo aad u xiiso badnayd islamarkaana ay...

Jul 5, 2009 / More » Taariikhdii Sport ee ciyaaryahan Mukhtaar Cutti oo u cayaari jiray kooxdii K/Cagta ee Batroolka Xiligii Nabada.

Taariikhdii Sport ee ciyaaryahan Mukhtaar Cutti oo u cayaari jiray kooxdii K/Cagta ee Batroolka Xiligii Nabada.

Muqdisho- Bulsho-waynta Soomaaliyeed ee ciyaaraha jecel guud ahaanba, gaar ahaan kubbadda cagta ciyaaryahannada ay sida aadka ah u xusuustaan waxaa ka mid ahaa Mukhtaar Maxamed Axmed oo loogu naanaysi jiray (Mukhtaar Cuti) oo...

May 31, 2009 / More »

Soccer

Saadaalaha Laga Bixinayo Ciyaarta Barcelona-Manchester United iyo Aragtida Dunida

Saadaalaha Laga Bixinayo Ciyaarta Barcelona-Manchester United iyo Aragtida Dunida

MANDERE-Gedo Online: Wariyayaasha dunida ayaa waxa ay ku mashquulsan yihiin sidii ay xooga u saari lahaayeen saadaalaha ku aadan ciyaarta adag ee caawa loo balansan yahay ee Finalka Uefa Champions League-ga ee ka...

May 27, 2009 / More » Kooxda dhalinyarada isboortiga qurba joogta Somaliyeed ee dalka Kenya oo soo gabagabeeyay(Sawiro)

Kooxda dhalinyarada isboortiga qurba joogta Somaliyeed ee dalka Kenya oo soo gabagabeeyay(Sawiro)

May 14, 2009(GMN) Dhalinyarada isboortiga ee qurba joogta dalka kenya ayaa dhawaanahani waxay wadeen ciyaaro ay ku soo kala fidiyeen magaalooyinka hoos yimaada caasumada dalka kenya ee nairobi   Kooxdaani dhalinyarada soomaaliyeed ee ku sugan...

May 14, 2009 / More »

Tartamada

Jaaliyada soomaaliyeed ee Qaahira oo kuguuleesatay koob loo dhigay jaaliyadaha dalka masar.(Sawiro)

Jaaliyada soomaaliyeed ee Qaahira oo kuguuleesatay koob loo dhigay jaaliyadaha dalka masar.(Sawiro)

Doha QatarKoobkii jaaliyadaha kunool wadanka qatar ee kubad cagtaoo ay ku guulayteen somalida qatar iyadoo  6-3 uga badisay abaarihii 08:00 galabnimo markeey aheeyd saacadu ayaa waxaa si toos ah uga bilowday finalakii ciyaarihii looqabanaayay 41ka jaaliyadood ee kunool wadankan Qatar...

May 28, 2009 / More » Bahda Sportska Deg. Baardheere oo Walwal Ka Muujiyay  Ciyaarista Kubada Cagta Oo Degmadaasi Laga Mamnuucay(Sawiro)

Bahda Sportska Deg. Baardheere oo Walwal Ka Muujiyay Ciyaarista Kubada Cagta Oo Degmadaasi Laga Mamnuucay(Sawiro)

Baardheere- Bahda Dhalinyarada Sports ka Deg. Baardheere gobolka Gedo ayaa wal wal ka muujiyay amaro ka soo baxay maamulka Xoogaga Alshabaab kuwasi oo la xiriiray joojinta Kubada Cagta ee ay dhalinyarada gobolka ku...

May 26, 2009 / More »

Cayaartooyda

Ciyaar aad u xiiso badan oo galabta dhexmartay xulalka Caabudwaaq iyo Galkacayo.(Sawiro)

Ciyaar aad u xiiso badan oo galabta dhexmartay xulalka Caabudwaaq iyo Galkacayo.(Sawiro)

Caabudwaaq-(GMN) Ciyaar aad u xiiso badan ayaa galabta ka dhacday garoonka kubada cagta ee degmada Caabudwaaq.taasi oo dhexmartay xulalka degmada Caabudwaaq iyo xulka degmada Galkacyo taasi oo aad u xiiso badnayd islamarkaana ay...

Jul 5, 2009 / More » Taariikhdii Sport ee ciyaaryahan Mukhtaar Cutti oo u cayaari jiray kooxdii K/Cagta ee Batroolka Xiligii Nabada.

Taariikhdii Sport ee ciyaaryahan Mukhtaar Cutti oo u cayaari jiray kooxdii K/Cagta ee Batroolka Xiligii Nabada.

Muqdisho- Bulsho-waynta Soomaaliyeed ee ciyaaraha jecel guud ahaanba, gaar ahaan kubbadda cagta ciyaaryahannada ay sida aadka ah u xusuustaan waxaa ka mid ahaa Mukhtaar Maxamed Axmed oo loogu naanaysi jiray (Mukhtaar Cuti) oo...

May 31, 2009 / More »

Ganacsiga

Maxaa kala socotaa horumarka beraaha Buurdhuubo.(Sawiro)

Maxaa kala socotaa horumarka beraaha Buurdhuubo.(Sawiro)

Buurdhuubo- Tan iyo intii ay burburtay wasaaradii qayraadka beeraha ayaa waxaa tabcashada dalagyada iyo wax soo saarka kale ee beeraha uu soo marayay marxalado kala duwan gaar ahaan Gobolka gedo oo kamid ah...

Jun 1, 2009 / More » Ururka NUSJO oo soo dhaweeyay hadlakii Wasirka Warfaafinta DKMG(Dhagayso)

Ururka NUSJO oo soo dhaweeyay hadlakii Wasirka Warfaafinta DKMG(Dhagayso)

May 04, 2009(GMN) Ururka NUSOJ ayaa waxaa uu soo dhaweeyay talaabadii maalintii shalay Wasiirka warfaainta uu ku kala kala diray golaha saxaafadda Qaranka.   Xoghayaha guud ee Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan...

May 4, 2009 / More »

Waxbarashada

Waxbarashada Columbus: qalinjabinta dugsiga New Citizen Academy

Waxbarashada Columbus: qalinjabinta dugsiga New Citizen Academy

Magaalada Columbus Ohio waxaa dagan bulsho Soomaaliyeed oo aad u badan laguna qiyaaso 45,000. Soomaalida reer Columbus waxay leedahay ganacsiyo badan balse waxaa in mudaa ay ahaayeen kuwo dhanka waxbarashada ugu tiirsanaa dug-siyada dawlada oo...

Jun 13, 2009 / More » Muran ka Tagan Aradada Somalida ee Mandhera Wax ka barata(Sawir)

Muran ka Tagan Aradada Somalida ee Mandhera Wax ka barata(Sawir)

Mandhere-(GMN) Ardaydan ayaa waxa ay sheegayaan in ay saamayn xun ku yeelan doonto haddii ay Kenya ku adkaysato in ay diwaano gooni ah u samayso ardayda gobolka gedo.   Qaar kamid ah ardaydaasi ayaa ka...

Jun 7, 2009 / More »

Caafimaadka

Xaalada caafimaad ee Degm. Baardheere iyo deegaanada ku xeeran. Waraysi aan la yeelanay Dr. Ahmed Abdi Aadan.

Xaalada caafimaad ee Degm. Baardheere iyo deegaanada ku xeeran. Waraysi aan la yeelanay Dr. Ahmed Abdi Aadan.

Baardheere- Waa waraysi gooniya oo aan ku eegayno xaalada caafimaad ee degamada Baardheere ee gobolka gedo.( Waxaa Waraysiga inoo  soo qaaday warayi Gaarane )   Su’aal :Ka waran Xaalada Ee magaalada Baardheere iyo degaanada Ku Dhawdhaw...

May 25, 2009 / More » Hay’ada Daryeelka Wayelka Somaliyed oo xafiis ka furtay Degmada Balad xawo(Sawiro)

Hay’ada Daryeelka Wayelka Somaliyed oo xafiis ka furtay Degmada Balad xawo(Sawiro)

May 06, 2009(GMN) Munaasabad Ballaaran Oo ay ka soo qeybgaleen inkabadan 200 qof oo isugu jiray Maamulka Degmada, Odayaasha Dhaqan ,Ururada Haweenka, waaxyaha Amniga , Hay’adaha Samafalka, ururada dhalinyarada iyo dad da’ah oo...

May 6, 2009 / More »

Dhaqanka

49 guuradii 1da Luuliyo oo lagu maamuusay calan saarid aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio (Ohio State House)(Sawiro)

49 guuradii 1da Luuliyo oo lagu maamuusay calan saarid aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio (Ohio State House)(Sawiro)

Ahmed Hosh (Luuliyo) Columbus, Ohio:  Calanka Soomaaliya ayaa si rasmin ah looga taagay aqalka looga arrimiyo gobolka Ohio ee looyaqaan Ohio State House. Calan saarida ayaa lagu maamuusayay maanta oo ku aadan maalintii...

Jul 2, 2009 / More » Waraysi-Dr. Axmed Farax Ducaale oo 43 Sano daganaa dalka Denmark(Dhagayso)

Waraysi-Dr. Axmed Farax Ducaale oo 43 Sano daganaa dalka Denmark(Dhagayso)

Waraysi gaar ah: Dr. Axmed Faarax Ducaale oo muwaadin Soomaaliyeed mudo 43 sano ahna daganaa wadanka Denmark magaalo madaxdiisa Copenhagen. Dr. Axmed waa agaasimaha waaxda hawl-galinta ee wasaarada shaqada dalka Denmark. Axmed oo...

Jun 13, 2009 / More »
Advertisement Egal Shidad: Stories of Somali Health
Search by Date
Search by Category
Search with Google

Tag Cloud

Add new tag