Custom Search
 
ddc

No Responses for “”

  1. Lul Xaji Aden says:

    A/S/C
    marka hore waxaan jeclahey in aan salaamo dhamaan shaqaalaha gedo online marka xigta waxaan u mahad celinayaa Saciid waxaana runtii ka helay sida uu xaqiiqda u abaarey waana mid aan la inkiri karin kaalinta haweenka waxaanse ku dari lahaa in uu gabaygiisa uu ku daro qeyb habaar ah oo uu ku habaaraayo ninkastoo naag iyo caruur dayaco marka waxaan leeyahey Saciid mahadsanid

  2. Faiso Yarey says:

    Masha Allaah. That was a great!!! If 40% of Somalis would think this way, dhib naguma dhaceen.

  3. GALAYR KHAYR ALLAAH HA KU SIIYO MAANSO WANAAGSAN WEEYE OO XIGMAD SARE
    SAARAN TAHAY, SOOMAALI AYEY U TAALAA SIDII AY UGA BIXI LAHAYEEN DHIBAATA
    HAYSATA MAANTA. DHULKA ADDUUNKA UGU QANISAN AYAA ALLAAH SIIYEY LAAKIIN
    AAWAY DADKII WAX KA DHEEFI LAHAA. HADDA KA HOR GAALKII UGU WEYNA DHULKA
    BRITAIN CHURCHILL AYAA YIRI ” THE WEALTH OF A NATION IS ITS PEOPLE” HODANIMADA
    WADAN KASTAA WAA DADKIISA.

  4. guuleed says:

    waa arin aad ufiican in shir noocaan oo kale lagu qabto magaalada faca ween ee caabudwaaq oo run ah aantii magaalada iminka ugu balaaran Galgaduud oo idil

  5. Samiiir says:

    Waa riyo iyo mala awaal…waxa ay Alshabaab ku taamayaan. horta Alshabaab mar walba waxay uun dhaajiyaan dad kale..maba yaqaannaan hal abuur. Dowladdani waxay u eg tahay tan Ciraaq ka jirta ee la dhaho ‘Dowladda Islamiga ee Ciraaq”….

  6. maxamed says:

    wey dhici kartaa balse anigu ma aaminsani waalida waa keena waa duruuf qofka soo wajahda ee guur la,aan waali ma keento

  7. maxamed says:

    waan ku faraxsanahay in la furo jaamacada gedo oo wax badan ka qaban doonta baahida wax barasho ee gobolka gedo waana soo dhaweynayaa anigoo kamid ah ardayda wax ka barata suudaan

  8. kadar ahmed says:

    marka hore dhamman waan idin salamay aqiyaarta sharta leh, waxaan kaloo si wanagsan u salamayaa bahda wargeyska gedoonline salaan kadib, hadaan u dhaadhaco fikrada ah ama su’aasha ah Ma dhabaa in guurku yareeyo cudurada dhimirka & waalida? fikradiyan markaan teyda ka hadlo waxaan oran karaa ‘haa’ waayo marka uu qofka guursado waxaa uu galayaa nolol wanagsan noloshaasna waxaa keena ayaan oran karaa waa guurka tan kale diiniyan hadaan nahay ummad muslimiin ah diinteeno waxa ay nafareysaa in aan guursano walibana qofkii awooda in uu guursado (four wives) afar haweeney ah marka guurku waa nasteexo ka maqan ayaan oran karaa qofka aanan guursan ok thanks
    by kadar ahmed shire (ahna arday wax ka barta wadanka pakistan bartana madada la yiraahdo mass communication oo ah saxafada )

  9. sahruuja says:

    wax lala yaabo maah dhaca bakaaro kaa socda mana aha shabaab dad diin shaqo ku leh intooda badan waa tuugadii oo shaar heshey wixii nadiif ahna wey arki doonaan waana isaga bixi doonaan
    waana arin socota oo lagu tagi doono in shabaab danbe marki la arko la yiraah tuugadiiyaa
    soomaaliyeey arka waa qowleysato mashruuc cusub la timid dadkana rabata iney ku dhacdo
    waa ina lawada arkaa waxa socda soomaalidaa waa dad aad wax u arki kara

  10. Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan wariyaasha ka howlgalo webka gedoonline waxaana ku noolahay Xerada Qaxootiga ee Xagardheer sidoo kale waxaan ahay arday soomaaliyeed marka xigta waxaan fikrad ka dhiibanaa sida quruxda badan ee Gabayga Dacwo usoo Curiye Abwaan Xasan Bulxan wuxuu si run ah oga hadlay xaalada runtaa ee dalkakajirta iyo kooxaha islaamiyiinta waxyaabaha ay u adeegsadaan umada soomaaliyeed mar kale mahadsanid abwaan Xasan

    • marka hore waxan salamay wariyayasha ka holgala gedoonline waxan ku nolahay dalka natherland waxan salan qas ah salamaya abwanka ilahay ku manestay xirfada waxana jeclestay sida dhabta ah uu oga hadlay dhibatada tala somalia abwaan bulxan nooloow

  11. LA ARKII DOONEE WAXAY SOO KORDHIYAAN

  12. jony says:

    what is the benfit of war? by covering of religen match humans are dead. i don’t beleve al-qaida and al-shabbab are are feridom fiters. b/c they killd innocent people even childerns.is that what quran said.

  13. kayse says:

    Masha’alaah waa mahadsantihiin ilahay sanad qayr qaba hanooga yeelo inshalaah.

  14. farhaan says:

    prof- cabdi samatar warli ma sidii baad dhuuso u sayrinaysaa, pls hadii aad wax garanaysid dadka u sheeg hadii kalana sayri waxaad sayrinjirtay ama hees tasaa laguu qaataye.

  15. Faadumo Isaaq says:

    I have been reading in the last two days about, inter-alia, the announcement by WFP of food and other assistance to more than one-third of the internally displaced Somalis on different Wb-Sites. The reasons adduced or justification for such drastic action by the U.N does not seem to satisfy our Government representatives, such as Deputy Speaker of Barliament, the Honorable Mr. Dalxa, who has gone as far as condemning World Food Program. We all know how dangerous working in Somalia has been for expatriates, whether they be from the U. system or from other humanitarian a gencies, including European ones. So, the question is : ” What do we want”? Are we suggesting that the representatives of these Organizations should take the risk of losing or sacrificing their lives to save the lives of our people? do we think that WFP should bring in the food so that Al-Shabaab and other extremist groups can use it to kill and further strenghten their grip on the country? Mr. Dalxa’s Parliament used to have its Headquarters in Baidoa but due to the fact that Al-Shabaab took over Bay, Bakool and Gedo regions, they had to flee the region. Also, they have not been able to meet in Mogadishu for security reasons and are hole-up in the city Hotels! Let us not be childish and remember that the salary of the Parliamentarians is paid by UNDP. We, Somalis, must come up with more intelligent and practical ideas before we condemn the hand that feeds us.

    • Faadumo Isaaq says:

      I ‘Inkastoo aanan si toos ah uga faalloon werwerkii ay muujiyeen Ururkan Horumarinta Dhallinyarada( YORD) iyo Komunique’-gooda oo asluubeysnaa, si wanaagsanna ay ugu soo bandhigeen khatarta ka imandoonta haddii ay WFP joojiso cuntadiii ay dadka Soomaaliyeed ee dagaallada isdaba-joogga ah awgood deegaannadoodii uga qaxay amaba sidoodaba aan ka maarmikarin deeqaha UN-tu bixiso, waxaan tusaaleey in annaga Soomaaida ah jidka keli ah ee noo furani uu yahay in aan xal la imaanno, oo annaan cambaareyn iyo baryo is-barbar socda kala hortegin Ha’adihii aan taageerada ka dooneyney. Marka ma garan waxa “Comments-keyga kor ku qoran ay Gedoonline uga fiirsaneyso

  16. that is good, let them eat each other that is why they are 550 gangsters, if they wage a war to
    al-shariif they can defeat him in a minute, because they are the warlord who killed 2 milyan somalis

  17. Faadumo Isaaq says:

    Marwo Xaawo Ugaas Faarax iyo Ururka Horumarinta Waamo waxay muteysteen billad dahab ah iyagoo laga billaabo sannadkii 1993 waxqabad xoog leh ee la taabankaroka qabtay gobollada Jubbooyinka, si geesinimo iyo dhabar-adayg lehna u wajahayey dhibaatooyinka iyo khatarta joogtada ah ee ka jirey gobolladaas iyo guud ahaanba Soomaaliya . Dhibaatada weyn ee aan hore’ u soo qaadney ee la xiriirta maamulka gobolka Gedo ee ay la wareegeen Al-Shabaab ayaa caqabad culus ku noqoneysa Ururrada Samafalka ah , sida kan Waamo, si ay ugu fidiyaan taageerada muhimka ah ee ay u baahanyihiin hooyooyinka iyo carruurta Gobolladaas. Waxaannu leennahay Guddoomiye Xaawo Ugaas iyo dhammaan xubnaha naftooda iyo dhiiggooda u hibeeyey dadkooda “HA DAALINA” , annaguna, haddaan nahay Diaspora waxaan diyaar u nahay in aan garabkiinna istaagnee!.

  18. godey says:

    waa layaab in nimankiinaa gadana aad bilowdaan waxyaabo laga fiican yahay oo midab kala sooc ah
    war niman yahow aniga ayaa jacel sheekadiis idiin hayno anagoon nasab iyo nasab dhiman naga galinee jooojiya waxaad wadaan iyo qoraalada somalida lagu kala soocaayo

  19. abwaanka ha noolaado maxayealay ilaahay aya heybad usiiyay xikmada uu ku hadlayo somalida hadey ahan lahayen asaga camal runtii dhib manan aragneen

  20. markahore waxan salaamaya abwanka da da yar hadana ka hadlay xaqiiqda wow walahi abwanka cadi mahan wan ka qeeliyay dhabta ayuu ka hadlay sas aya laga raba mr saciid ilahey wuxuu kugu deqay xikmad iyo aftahanimo an cadi aheen inoolow wow ayatahay

  21. Faadumo Isaaq says:

    Laga soo billaabo sannadkii 1991 Safaaradaha Soomaaliyeed wax dhaqaale ah oo ay ka heli jireen dhanka Dawladihii Ku-Meel-gaarka ahaa oo la sheegikaro ma ayan jirin. Dawladdii Kacaanku waxay ballaarisey, tirada iyo tayadana sare’ u qaadday muuqaalka Qarannimo iyo kan dibloomaasiyeed(Diplomatic Representation), iyadoo dalal muhiim ee ayan Soomaaliya hore’ ugu lahayn Safaarado ka furtay’ kuwo cusub. Waxay kaloo ku dadaashey in si loo soo koobo Kharajka ku baxaya Safaaradaha la iibsho Xafiisyada iyo Guryaha ay deggan yihiin Safiirradu.Waxaa biil la sheegi karo helijirey labaatankii sano ee ugu dambeeyey Safaaradaha Soomaaliyeed ee ku yaalla dalalka khaliijka oo qur ah. DFKMG ahi in ay arrin soo jirtey 20-sannadood ka dhigto dhibaato dhaqaale oo haatan la soo deristey Safaaradihii Soomaaliya waa wax lala yaabo. Tan kale oo iga dhaadhiciweydey waxay tahay haddii ay U.N-tu bixiso mushaarrada Dibloomaasiyiinta, soo ma aha in ay u shaqeeyaan Ha’addaas iyo Dawladaha Budget-ka U.N-ta qudheeda biila oo ah reer Galbeedka. Soo halkaas kama dhalaneyo waxa af-Ingriisiga lagu yiraahdo” Conflict Of Interest”? Dibloomaasiyiintu ma waxay daacad u noqonayaan danaha Qaranka Soomaaliyeed mise qolooyinka biilkooda bixiya, waa su’aal eh?
    Danjire Faadumo Isaaq Biixi

  22. aw.raage says:

    as.c.ugu horeyntii waa danbiile jeneral M.samatar iyo kuwii ka haray kacankii siyaad baredhamaantood loona bahanyahay in maxkamad la soo taago.janeral SAMATAR waxaa ugu horeeyay saraakiil uu laayo oo dad isugu dhawaayeen oo kala ahaa jeneraal GABEYRE janraal CEYNAASHE iyo kolonel.DHEEL uu hor mood ka ahaa dilkoodi isaga oo loogu balan qaaday in uu qaadanayo darajadii jeneral GABEYRE taana waxaa cadeeyay janeral CABDULLA FADIL inta aan la dilin ka hor markii ey gacanta ku dhigeen ururkii U.S.C. uu ka sheekeeyay cidii ka danbeysay dilkii SARAKIISHA inta laga ogyahay.waxaa ku xigay iyadana dilkii saraakiishii lagu lagu laayay HARGEYSA markii laga soo noqday dagalkii 77 waana ey soo dhaweynayaan somalida meel kasta ey joogaan.cadaaladana israil iyo sacudiya midna ma hor istaagi karan umadda somaliyeed meel ey joogtaba waa in aan la cafin raga ka galay danbiga dalka iyo shacabka.wabilaahi towfiiq.

  23. Faadumo Isaaq says:

    Mudane Maxamed Cal Samantar wuxuu cimrigiisii ku dhammeystey u adeegid ay daacadnimo iyo wadanimo ku dheehantahay Qaranka Soomaaliyeed. Wuxuu isku darsaday aragti dheer, aqoon dadkiisa iyo dalkiisa, karti, daacadnimo iyo geesinnimo uu ku hago danaha Soomaaliya muddadii uu kacaankii Barakeysnaa majaraha dalka u hayey. Wuxuu si toos ah uga difaacay Soomaaliya cadow-geedi dibedda iyo qowleysatadii Hubeysneyd ee isku sheegijirtey Mucaaradka oo ay ka mid ahaayeen USC, SSDF iyo SNM. Wuxu dhisay Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed oo lagu tilmaamijirey mid ka mid ah ciidammada ugu quwadda badan Qaaradda Afrika. Arrintan sheegeysa in ay Ururro Yuhuud -ihi daafacayaan Kiiskiisa waxay noola egtahay mid ay soo qorsheeyeen Cadawga Wadaniyiinta/Geesiyiinta Soomaaliyeed ee halaga fiirsado, maadaama ay u egtahay in la isku deyayo in odagaas meel cidla ah laga qaato( to isolate him). Wadaniga Soomaaliga ah, meelkastoo uu joogo, waxaa waajib ku ah in uu garab istaago, hiil iyo hoo-na ka geysto difaaca xuquuqda iyo Sharafta Mudane Maxamed Cali Samantar oo ay dad iyo qabiil, markii hore’ -na qarandumis ahaa, haatanna aargoosi wada, ay dabosocdaan.

  24. Faadumo Isaaq says:

    Aw.raage-Marka hore’ waa in aad geesinnimadii aad magacaaga oo dhan kusoo shir tegi lahayd yeelataa. Sida aad magacaaga u maldahday ayey yeeleen nimanka aad magacyadooda soo qaadday Inqilaab ( Qarsoodi Ah) ayey wadeen, Dawladdii jirteyna xilkii iyo waajibkii ka saarnaa sugidda Qaranka nabadgelyadiisa iyo ilaalinta midnimadiisa ayey guteen, taasoo ay dhigayeen Qaanuunka iyo shuruucda u degsanaa( The Constitution) dalka. Ururkii USC wuxuu si gaar ah mas’uul uga ahaa, weligiis-na uga ahaandoonaa oo ayan Soomaaliyi abidkeed illoobeyn burburka, xasuuqa boqollaal kun oo shacab rayid ah iyo mooraduugga Xoolihii Qaranka iyo shacbiweynaha oo ilaa haatan socda. Marka waxaa xaaraan in aad Janankii Cabdalla Faadil oo ay sida foosha-xun u dileen war uu Ururkaasi sheegay in uu ka soo tebiyey rumeysato oo aad marag ka dhigato.Waxaan kaloo ka xumahay in aanan la socon saraakiisha lagu diley Hargeysa, waxaase cad in ayan Cidamadii Qalabka Sidey Hoggaankoodu saraakiil aanan ku kicin falal lagu muteysankaro dil, sida “Khaaimu-Waddan”nimada, siiba waqtigaas oo mid mugdi ah ahaa oo dagaal lagu jabay laga soo noqday, in aanan la ” Laayeen”, waa sida hadalka aad u dhigtaye. Gen. Maxamed C. Samantar sharaf, tixgelin iyo mudnaan gaar ah oo uu guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed u aqoonsanyahay ayuu haystaa, Ilaahay idankiisana kuwa xunxunka ah oo sharta iyo been-abuurka ka sameeyey-na waxba u hagaagi maayaan. Ugu dambeystii, waxaan taageereynaa oo soo dhoweyneynaa in Maxkamadda Caalamiga ah ee ku taal Den Haag-Holland la soo taago dadka dambiyada hore’ uga galay Shacabka iyo Qaranka iyo kuwa haatan dhiigga faraha kula jira.

    Danjire Faadumo I. Bihi

  25. Ali-dheere says:

    Waxaa caan ah oo la wada ogyahay in reer Biixi ilaawe ay wax la cuneen saaxiibna layihiin genenka la heysto, waxayna muujiyeen saaxiibtinimadii oo ay Faadumo Isaaq Biixi wakiil u tahay inta kale. Waa caan in ay si hoose u wada shaqeeyn jireen, marka la yaab ma leh in ay difaacdaa adeerkeed!

  26. shamso says:

    USC iyo wixi la hal maala iyagaa waddanka halkaas gaarsiiyay, wax ay qabtaan iska daayay aqaladi ayeey diirteen, illaa hadda ayeey maalinba waji cusub iyo magac cusub lasoo baxaan ilaa ay halka aan taagannahay na gaarsiiyeen, xukun eyan aqoon maamulkiisa ayeey dadki dalki u haligeen waa taas aanu gaarnay meel aan laga soo celin karin.
    Marka heedde halyeeyadi soomaaliyeed eewax galka ahaa loona baahnaa in la ixtiraamo oo fadhiga looga kaco ha xagxaganinee, waxaad soo leefteen waad soo leefteena intaas ku ekeeya.Ummaddana faraha kala baxa.

  27. Faadumo Isaaq says:

    Ali-dheere-Waxay ku fiicneyd in aad ka faallooto nuxurka”Aragti”deyda la xiriirta kiiska Madaxweyne-Ku-Xigeenka, Jaalle Maxamed C. Samantar, waxaadse haatan u gudubtey reer Biixi Illaawe oo aad sheegtay in ay daafacayaan Jananka, maadaama ay “Wax la Cuni Jireen”, waa sidaad hadalka u dhigtay eh. Marka hore’, haddii aan ka fiirsaday, waxaan is-weydiiyey in aad istaahishid in laguu jawaabo, sababtoo ah adigii oo is-qarinaya, sidii aw-raage iyo marakan oo aad u gudubtey hujuum iyo aflagaado Qoys dhan oo Soomaaliyeed, adigoo is-leh ” Difaac Geli oo Sidaas Ku Aamusi”. Reer Biixi Illaawe waxaa lagu yaqaan dad wadani ah, wax-garad ah, Soomaali aan cidna eed ka gelin, Qarankooda-na si daacad ah ugu soo shaqeeyey. Waxay dhammaan rumeysan yihiin in la taagero oo loo hiilliyo midnimada, sinnaanta, caddaaladda iyo ka-runsheegga marxaladihii iyo taariikhdii Qaranka Soomaaliyeed soo marey, wixii ka dambeeyey qaadashadii xorriyadda, maadaama ay goob-joog ahaayeen. Wax-magaradka iyo maangaabta ayaa meel-yar oo hoose ka fiiriya arrintan xasaasiga ah ee maanta Maxkamada Sare’ ee Maraykanka la hor geeyey, waxaanna shaki ku jirin in haddii qolooyinka dabkan hurinayaa ku guuleystaan, in ay noqoneyso “PRECEDENT” ama jid furmay
    oo qolo kastaa mari karto.

    Danjire Faadumo I. Bihi

  28. Waxaan u maleynayaa Sheekh Umul inuu qafiifay, ama lacag xad dhaaf ah la siiyey oo uu noday
    calooshi u shaqayste

  29. diiriye says:

    sc wr wb salaan kadib qofka muslinka ah wax walba kuma hadlo,hadaba hadii aad tihiin muslimiin waxaan idinka codsanayaa in aad warka aad soo qorteen cadeyn soo raacisaan sida cod ama cod iyo maqal wada socda, hadii aad keeni weydaan cadeymahaa waxaad ogaataan in aad ku dhacdeen danbi weyn.

  30. m Indhayare says:

    sheekh waxaan umalaynyaa in loo soo diray msm kii alshaab oo xasaasiga ahaa mise wuxuu ka xumaaday inna adeerkii turki oo si foolxun loosoo tuuray adeerow anagu sheekh somaliyeed aamini mayno waayp daacad mahan mostly marka waa is contruct dad shisheeye lagasoo qaato anaga lugu fuliyo

  31. Faadumo Isaaq says:

    Waxaan aad iyo aad uga maqsuudnay”Article”ka la xiriira taariikhda qoritaanka Far Soomaaliga iyo sida cilmiyeysan oo qotada dheer ee uu usoo diyaariyey Axmed Haybe(Axmed Dawlo). Mabruuk ayaannu leennahay. Taariikhdaasi, sida uu Axmed u soo tebiyey waxaan rumeysannahay in ay sax tahay, sababtoo ah annagoo ku jirney dhallintii Daarta S.Y.L-ee Xamar lagu bari jirey Farta Cismaaniyada(oo u ekeyd far Amxaariga),billowgii kontameeyadii(1953-1955), kadibna uu si gaar ah Shire Jaamac u baray Farta Laatin-ka si ay ula shaqeeyaan oo uu macallimiinta qoray, American Peace-Corps-na fartaas barijirey(1966-1969).

  32. Sucdi says:

    ascwrwb sheekh umal haduu hadalkan yiri ooy run tahay cadeeybuu keenayaa koley wax buu arkay waxa jira hala ogado sheekh umal nin ciyar ah maahan hadii been lagu aburanayona ilahay baa idinka jasa siinaya

  33. marka hore salaanta islaamka A/C walaalayaal alle hadii laga baqo Sheekh Umul waa Nin wadaad Wayn ah oo alle ka cabsigiisa dhan yahay marka Wax lacag ah lama siin ee Alshabaab Maanta meel kasta ayaa laga ogyahay in ay siyaasad ku wadaan dalka oo aysan rabin in dowlad dhalato sidoo kale dhiiga islaamka ayay banayasteen Marka yaan lagu mashquulin sheekh Umul in uu ka hadlo arimaha Kooxa islaamka sheegta ee qasayo dalka sooomaaliya ok thanks

  34. Niiniile says:

    Waryaaya ha la daayo danjiraha. Muddo dheer ayay dalkaan u soo halgamaysay, walina inta yar ee hay’adaha ah ee dalka ka jira waa kuwo ay soo kasabtay, kana dhaadhicisay in Soomaaliya xilliga ay baahan tahay la gacan qabto. Danjiruhu way ka weyntahay waxa aad ka hadlaysaan. Waa qof qaran oo wax ka ansixiyey heshiisyo caalami ah. Ma ogtahay in Faadumo Isaaq Biixi ay mas’uul ka ahayd soo af-jaridda dagaalkii Pakistan iyo Bangaladhesh? Hadalka yaan topic-ga laga saarin. Jaalle Maxamed Cali Samatar ha ku ekaado.

  35. kayse says:

    saxiib galaal meesha waxba kum hayee Ahlusuna yaysan iskuhalayn nikaan waa suu doone yele.

  36. sucaad says:

    Waxan layaabanahay galaal ma jago doonabaa mise qadiyad aya so qaday sida warku muujinayo waa nin xamiyaysan, ee waxaan leeyahay saxiib cagaha dhulka dhig xiligaagii mahan midkan, midkale hadii sarakiil ay u bahanyihiin sunigu ha raadsadaan dad aan wax danbiya lahayn.

  37. sucaad says:

    Yaab badanaa Maxed wali goormu Ugaas noqday, midakale markuu xamar ka hadlayo Gedo iyo kismaayo muu ka hadlo walahay dadkan wax walbaa lagu arkayaa. kan la doodayaa ka liita.

  38. Dalmar says:

    Waxan salamayaa bahda Gedoonline oo runtii dadaal weyn wada.
    Walahay waa dood fiican lakin nimankan waxba ma qaadi karaan ee dadkay u xaaqayaan wadadii lagu layn lahaa markale walahay diintii waxay ka dhigeen siyaasdii hogaamiyayaashii somalia ee wax un ku mar marsiyoonjiray.

  39. Sadqii UK says:

    Waraa kuwaaaan kuwa waraysanaya yaaba ka liita wax jira mahan

  40. Nuradiin says:

    Salaankadib bahada gedo Online waa dadalysaan walahay doodahan waa muhiim si ana u ogaano dad badan iyo waxa ay aaminsanyihiin waxaan raacsanahay fikirka qorihii hore oo ah saxiib nin walba deegaanka uu u dhashay haka doodo nabadana haka bilaabo ee hala iska daayo gacmo dheerida.

  41. Sayid yare says:

    waraa Ugaas waaye sheekh Maxed wali wana nin culus waan raacsanahay fikirkiisa ah in dalka laga saaro nimankan gaaladaa. kuwiinaan iska hadlaya ilahay ka cabsada.

  42. Samsam says:

    Ugu horeeyn waxna salamaya dhaman howlwadeenada boga GEDOONLINE waxan jeclaanlaha in ana muujiyo fikirkayga nika Ugaas Maxed Wali sheegtay waxaan u arka in uu madax u yahay kuwa dadka qala wana laga dood fiicanyahay mana ahan nin xishoonaya ee ha iska aamuso.

  43. cabdiqaadir xuseen says:

    waxaan u mahad celinaayaa dhamaan culimada ahlu suna waljamaaca oo isku xoola jisay in ay u istaagto shacabka iyo diin ta sida ay udifaaci laheyd waxaan halkaan kaga qeeb qaadana yaa sida oo aan u difaa ci lahaa culi madaeyna naba ray diinta kutub cilmiga ku waa oo kala du wan naxwada iyo
    axkaamta iyo fiqiga iyo tafsiirka qur aanka

Comments are closed